Ku xidho dadka, meelaha iyo dhaqamada adoona la kulmeeynin wax caqabado luqaddeed ah

Ku turjun kamaradaada

Ku fiiq kamaraada oo si degdeg ah u turjun waxaad aragto

Ma jiro interneet? Dhib ma jiro.

Soo dejiso luqad si aad u turjunto adigoona isticmaaleynin khadka interneetka

Samee wada sheekaysi

La hadal qof ku hadla luqad kale oo duwan

Bigsalka telefoonka muujinaya dhabada baaskiilka leh erayga 'stop!.' laga soo turjumay Jabaaniis loona soo turjumay Ingriiisi oo leh aykonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay Bigselka telefoonka muujinaya Soo dejinta Turjumaada Oflaynka ah oo leh aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay Telefoonka bigselka muujinaya Wada Sheekaysiga Turjunka oo leh aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay

Turjun hadalka isku mar

Daar Transcribe si aad u fahanto waxa la odhanayo

Ka soo turjun adigoo adeegsanaya ab kasta

Macno ma leh waxa uu yahay abka aad ku jirto, soo koobiyee qoraalka oo taabo si aad u turjunto

Ku qor, dheh, ama qallin ku qor

Isticmaal gelinta codka ama xarfaha qalinka lagu qoro iyo erayada aanu taageerin kiiboodhkaaga

Telefoonka bigselka muujinaya shaqada Turjunka Qorida Hadalka oo leh aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay Telefoonka bigselka muujiyana shaqada Taabo si aad U turjunto oo leh aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay Telefoonka bigselka muujinaya shaqada Qoraalka farta lagu qoray ee Turjunka oo leh aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay

La keydiyay

Tarjumaada Dukumentiga

Turjumaada Shabakada

Kaydi turjumaadahaada

Degdeg u hel erayada iyo weedhaha ka yimid qalab kasta addoo kaydinaya

Labtobka lsawirka lagu muujiyay oo muujiyana Buuga weedhaha Turjum oo la shaqaynaya aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay

Maxaa ku jira dukumentigaas?

Soo geli faylasha si aad si cajiib ah ugu turjunto meesha addoon lumineynin qaabkay ay u qoran yihiin

Labtobka sawirka lagu muujiyay oo muujiyana Turjumida Duumentiga Turjumaada oo la shaqaynaya aykoonada taageeraya iyo qaababka la muujiyay

Websaydyada turjun

Miyaad u baahan tahay inaad turjumto bogga websaydka oo dhan? Keliya geli URL si loo turjumo bogga websaydka oo dhan.

Labtobka sawirka lagu muujiyay oo muujinaya Websaydka Turjunka Turjumaada la shaqeeya aykoonada taageerada iyo qaababka la muujiyay

Isku day Google Translate

Ku bilow isticmaalka Google Translate gudaha birawsarkaaga. Ama sawirka koodhka QR-ka hoose si aad u dejisato abka oo aadna ugu isticmaasho aaladaada moobilka.

Soo dejiso abka si aad u sahamiso adduunka oo aadna ula xidhiidho dadka adigoo adeegsanaya dhammaan luqaddaha oo dhan

Hel abka